Site icon Radio Daljir

Lacago Been Daabac ah oo Buux Dhaafiyey Burtinle iyo Shacabka oo Cabanaya (dhegayso)

Shacabka kunool degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxa ay siweyn uga cabanayaan lacago been daabac ah oo laga keenay magaalada Muqdisho iyo qaybo kamid ah koonfurta Soomaaliya, Cabdi Axmed Diiriye ayaa warbixin ka diyaarshey.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/596244cf0b01008e4ac666d9/Warbixinta+farateeb+saxsax.mp3?_=1
Exit mobile version