Labadii oradyahan ee Somaliya uga qaybgalay ciyaaraha London oo magangalyo dalbanaya.

London, Aug 11 – Samsam iyo Max?med oo ahaa labadii ciyaartooy ee Soomaaliya uga qaybgalayey tartanka ciyaaraha Olympic-da ee ka socda magaalada London ee dalka Ingiriiska ka codsaday in magangalyo la siiyo, ka dib markii hanjabaad uga timid magaalada Muqdisho oo lagu wargaliyey in nafta la dhaafin doono hadday kusoo noqdaan dalka sida ay sheegeen.

Labadan xubnood ayaa hadalkan ka sheegay shirk shalay ka dhacay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Ingiriiska, kaas oo dhexmaray wasiirka Afrika u qaabilsan dalkaasi iyo xubno ka tirsan madaxda Olympic-da Somaliya.

Labadan Orodyahan ee Somalida ah ayaa ka tagay magaalada Muqdisho oo aan wax xasilooni ah arag 20-kii sano ee lasoo dhaafay.

?

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir

(T)

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com