Laba wiil oo walaalo ah oo lagu dilay Muqdisho

Laba wiil oo walaalo ah oo lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubaysan ayaa toogasho ugu gaystay degmada Dharkiinley ee gobolka Banaadir laba wiil oo la sheegay inay walaalo ahaayeen, iyadoona midkood uu katirsanaa ciidamada dowladda ee militariga.

Goob joogayaal ayaa sheegay in labada wiil midkood uu ahaa carruus doonayay inuu walaalkiisa soo baro xaaskiisa, iyadoona arrinka dilka ay shacabka ka xumaadeen,

Kooxihii dilka gaystay ayaa baxsaday.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com