Laascaanood, xuska 1da Luulyo iyo todobaadkan & halganka SSC-Khaatumo

Xuska sannadguurada 63aad ee ka soo wareegtey midowgii ummadda Soomaaliyeed ayaa magaalada Laascaanood si weyn looga xusay taas oo Somaliland ku noqotay falaadh kale oo ku taagan. Xildhibaano ka soo baqoolay Garoowe oo ka tirsan labada aqal ee dawlada Federaalka Soomaaliya uuna horkacayey Guddoomiye Kuxigeenka Aqalka Sare Cabdilaahi Cali Xirsi Timacade, madax dhaqameed iyo masuuliyiinta … Continue reading Laascaanood, xuska 1da Luulyo iyo todobaadkan & halganka SSC-Khaatumo