Site icon Radio Daljir

Laamaha Amniga ee gobolka Bari oo fashiliyay Qarax miino oo ladhigay bartamaha Suuqa Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada amniga ee magaalada Bosaaso ayaa fashiliyay Qarax miino oo xalay lagu aasay bartamaha suuqa wayn ee magaalada Bosaaso .

Qaraxan ayay sheegeen ciidamada in uu ahaa nooca gacanta laga hago ,waxaana lagu guulaystay in la fur furo kahor inta aan laqarxin.

Hadaba Gudoomiyaha gobolka bari Yuusuf Maxamed Wacay Dhado iyo duqa degmada Bosaaso C/salaan Bashiir C/salaan ayaa warbaahinta u sharax sida ay ciidamada ugu suurta gashay in ay fashiliyaan qaraxan.

Dhegayso.
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c42e34c0101002f04505a70/Duqa+iyo+Guudoomiyaha+.mp3?_=1

Exit mobile version