Site icon Radio Daljir

Kulan Su’aalo lagu Waydinayeey Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Garowe Kadhacay (dhegayso)

Dallada Ururadda Bulshadda ee PUNSA ayaa xalay Garowe ku qabatay Kulan Su’aalo lagu waydinayeey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland , Cabdulaahi Siciid Carshe Dhaqaaje iyado qaar kamid ah dhalinyaradda isxilqaamayasha ee Puntland Shahaadooyin lagu gudoonsiyeey Maddasha.

Warbixintan Wariye Xaawo Axmed Maxamed Ayaa Garowe kaso dirtay

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a19726c0301000e9d650ca2/warbixinta+shir+xisaabeedka+wasaarata+maaliyada+iyo+bulshada.MP3?_=1
Exit mobile version