Site icon Radio Daljir

Kulan looga hadlayey xaaladda abaaraha oo kadhacay xerada Xalane ee Muqdisho.

Muqdisho, Feb 28 2017-Shirka heerka sare ee Gurmadka abaaraha ayaa goor dhow ka furmaya magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoominayo madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Shirkan oo ku saabsan xaaladda abaaraha dalka waxaa isugu yeeray madaxweyne Farmaajo, waxaana ka qeyb galaya madax fara badan.

Daljir.com

Exit mobile version