Site icon Radio Daljir

Kulan loga hadlayeey Amniga oo ka dhacay Cabudwaaq (dhegayso)

Kulumo lagu xoojinayo Amniga ayaa ka bilowdey xaafadaha degmadda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud.

Warbixintan ayaanle ayaa ka soo diray Caabudwaaq.
Warbixinta Kulumo Lagu Xoojinayo Amniga Ayaa Ka Bilowdey Xaafadaha Degmadda Caabudwaaq by Radio Daljir

Exit mobile version