Kulan-bulsheedka degmada Baran ee gobolka Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Daljir (daawo | dhegayso)

Kulan-bulsheedka degmada Badhan ee gobolka Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Daljir.

Waa kulankii ugu horreeyey taariikhda Soomaaliya oo ay warbaahin isu keento shacab degmo, weydiiso hiigsigooda iyo himiladooda; maantana waa Baran iyo degmada gobolka kala barta iyo muwaadiniinta oo su’aalo weydiinaya masuuliyintooda Dowladda Puntland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com