Kulamada Champions League ee Caawa iyo Saacadaha Afrikada Bari Laga Daawanayo

Kulamada Champions League ee Caawa iyo Saacadaha Afrikada Bari Laga Daawanayo

Waxaa Caawa ladheeli doonaa kulamadii lawada sugayey ee koobka UEFA Champions League -Wareegiisa sideed dhamaadka waxaana iska hor imaan doona Kooxo aad u adag oo aan kala liidan.

Kulamada Caawa dhacaya ayaa waxaa ugu awood badan Cayaarta ay dheelayaan kooxaha Juventus iyo Barcelona labadaas kooxood oo Ciil isku qaba kadib markii ay dheeleen Finalka koobkaan Sanadkii 2015 Xiligaas oo 3-1 Guushu ku raacday Barcelona waxaana Juventus ay dooneysaa in ay ka aarsato.

Kulamada Caawa iyo Saacada Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

April 11
9:45 Borussia Dortmund vs Monaco
9:45 Juventus vs Barcelona

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com