Ku Dhawaad 30 Gaari oo ku Xaniban Koonfurta Gobolka Mudug (dhegayso)

Maamulka Galmudug ayaa Canshuurta Ku Kordhiyay baabuurta Xamuulka ah Ee Deenada uu ka Arimiyo  Dhexmarta Kuwaas oo ay Cabasha Balaaran Ka Keeneen Gaadiidleyda ka Xamuulka ah ee isaga Kala goosha gobolda Dalka .

Ilaa 28  gaari yaaa ku Xayiran degaanka Ceel Akhwaan oo 9 KM u Jirta Deganaka Dagaari ee Gobolka mudug Qaar ka Mid ah Darawalada Wada Baaburrtasa oo Rdaio Daljir La Hadlay ayaa Sheegay inay Ilaa Shalay Halkaas ku Xayiran yihiin Loona Sheegay in Laga Doonayo Lacag Ka Baxsan Wixi Horey Loohga Qaadi Jiray .

Cali Geeddi Cabdulaahi Waxaa uu ka Mid yahaya Wadayaasha Baabuurta Halkaas ku Xayiran Waxaa Ka Codsaday Masuulyiinta Maamulka Galmudug inay Aritaan Wx ka Qabtaan Wuxuu u Waramay Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe Jooga.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Ku Dhawaad 30 Gaari oo ku Xaniban Koonfurta Gobolka Mudug (dhegayso)”

  1. muxsin bashiir dooxajoog

    waa khalad inay dawladu xanibto ama xayirto hantida shacabka taa soo keeni karta kacdoon shacab

U Jawaab muxsin bashiir dooxajoog Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com