Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Doorashada 2021 (dhegayso)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Doorashada 2021 (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku dadaali doonto sidii doorasho qof iyo cod ah ay dalka uga dhici laheyd.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • maxamed siciid 7 years ago

    waa hormar aan sugaynay in kabadan 20sano oo hirgelintiisa u hami qabno allow hiigsiigaa noo hibeey amiin amiin
    dowlada somaliyana waxaa looga baahan yahay siday ku rumaynlahayd inay u tafa xaydato

  • allaha inoo rumayo hamigeena inakuna simo xiligaas waan rabnaa horuumar iyo qaran lagu faano #Radio_daljirna waan uga mahadcelinayaa

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com