Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Doorashada 2021 (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku dadaali doonto sidii doorasho qof iyo cod ah ay dalka uga dhici laheyd.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Doorashada 2021 (dhegayso)”

  1. maxamed siciid

    waa hormar aan sugaynay in kabadan 20sano oo hirgelintiisa u hami qabno allow hiigsiigaa noo hibeey amiin amiin
    dowlada somaliyana waxaa looga baahan yahay siday ku rumaynlahayd inay u tafa xaydato

  2. allaha inoo rumayo hamigeena inakuna simo xiligaas waan rabnaa horuumar iyo qaran lagu faano #Radio_daljirna waan uga mahadcelinayaa

U Jawaab Mohamud Qud Mahamed Qudosmaan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com