Ku Dhowaad 10 Ruux oo Shuban-biyood Ugu Dhintay Gobolka Mudug (dhegayso)

Ku Dhowaad 10 Ruux oo Shuban-biyood Ugu Dhintay Gobolka Mudug (dhegayso)

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in ugu yaraan 7 ruux  ay ugu geeriyootay xanuunka Shubanbiyoodka deegaanka Gelin-soor ee Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha Gelin-soor Xirsi Muuse Maxamed ayaa Radio Daljir usheegay xanuunka uu ka jiro deeenada hoostaga Galisoor .

Wuxuu intaas kudaray in muddo bil kusam uu xanuunkaas uu jiray islamarkaana bukaanada qaar ay la jiifaanka Xanuunka, Subeer Sheekh Cabdi aya waydiiyay xaalada xanuunka shubanbiyoodka ka dilaacay Galinsoor.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • Ahmed Cadde 7975195 7 years ago

    Waa wax laga xumaado in shacabki
    Somaliyed ay noqdaan kuwa abaari layso iyo qaar shuban biyood laayo
    Waxaan soo jeedin lahaa in
    gargaar cafimaad loo fidiyo
    dadka xanunku soo ritay

  • Shirwac Abdisamad 7 years ago

    Asc Daljir Aad baaan ugaxumahy shacabka u sooo ritay shuban biyoodka Eee Ku nool Degmada Galinsoor Maamulka Degmadaasi waaa inuuu gar caafimaad hu gaarsiyaaa dadka uu soo ritay shuban biyooodka
    0907412301

  • c/fataax bashiir haajir 7 years ago

    ilaahay inta dhimatay ha unaxariisto inta hada xanuunsana xanunka haka dulqaado aamiin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com