Site icon Radio Daljir

Ku Dhowaad 10 Ruux oo Shuban-biyood Ugu Dhintay Gobolka Mudug (dhegayso)

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in ugu yaraan 7 ruux  ay ugu geeriyootay xanuunka Shubanbiyoodka deegaanka Gelin-soor ee Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha Gelin-soor Xirsi Muuse Maxamed ayaa Radio Daljir usheegay xanuunka uu ka jiro deeenada hoostaga Galisoor .

Wuxuu intaas kudaray in muddo bil kusam uu xanuunkaas uu jiray islamarkaana bukaanada qaar ay la jiifaanka Xanuunka, Subeer Sheekh Cabdi aya waydiiyay xaalada xanuunka shubanbiyoodka ka dilaacay Galinsoor.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5912c743030100b37ea951f1/Xirsi+Muuse+Maxamed+Gudoomiyaha+Galisoor+10.5%2C2017.mp3?_=1
Exit mobile version