Koxaha Xuutiyiinta ah oo Ogolaaday Wareejinta Dekadda xudeyda (dhegayso)

Koxaha Xuutiyiinta ah oo Ogolaaday Wareejinta Dekadda xudeyda (dhegayso)

Kooxaha xuutiyiinta ee gacanta kuhysa Meelo badan oo dalka yemen ayaa ogolaatay wareejinta Dekadda xudeyda oo ah marin Muhiim u ah Nolosho Dad badan oo Yemeniyiin ah oo ku tiirsan gargaar bani’aadanimo., waxayna Arintan kadambeysay kadib baaqyo caalami oo loo jeediyey kooxdaas.

haddaba wariye Maxamed koronto oo ah suxufi Madax bannaan oo ku sugan magaalada sanca ayaan ka wareysnay arintaas, waxaana ugu horeyn weydiinnay xaalada guud ee dalka yemen oo mudooyinkaan ay dagaallo ka socdeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com