Koox hubaysan oo ciidamo katirsan dowladda ku weerartay Muqdisho

Koox hubaysan oo ciidamo katirsan dowladda ku weerartay Muqdisho

Weerarkan ayaa kadhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, boosteejo laga raaco gaadiidka aada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana ku geeriyooday laba ka mid ah ciidamada dowladda ee weerarka lagu soo qaaday.

Kooxihii weerarka gaystay ayaa ku hubaysnaa bastoolad, waxaana sidoo kale is rasaasayn dhexmartay iyaga iyo ciidamada ku geeriyooday ruux shacab ah.

Kooxihii falka gaystay ayaa baxsaday, sida ay ku warameen goob joogayaasha.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com