Site icon Radio Daljir

Koobka is dhexgalka dhalinyarada 16ka xaafadood ee Bosaaso oo la soo gaba gabeeyay( dhegayso)

Magaalada Bosaaso waxaa lagu soo gaba gabaynayaa galabta koobka isdhexgalka dhalinyarada 16ka xaafadood ee magaalada Bosaaso.

koobkan waxaa maalgalinaysay shirkada Somtel oo bixinaysa adeegka internedka ee xawaarihiisu dheereeyo ee 4G.

Hadaba waamaxay hamiyad uu tartankan u leeyahay dhalinyarada Bosaaso?

Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan waydiinay oo istuudiyaha Daljir Bosaaso nagu soo booqday Maxamed Jaamaca Maxamuud oo ka socday waaxda suuqgaynta ee shirkada Somtel iyo Maxamed Cabdiraxmaan Axmed Maxamed Carab oo ah ciyaartoyda Bosaaso.

wariye Xasan Heykal ayay uwarameen.

Back to Home page