Koobka Adduunka 2018: Talyaaniga fkf Iswedhen iyo Talyaaniga oo Jab Qarka u Saaran (dhegayso)

Koobka Adduunka 2018: Talyaaniga fkf Iswedhen iyo Talyaaniga oo Jab Qarka u Saaran (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Kulamo ka tirsan isreebreebka koobka adduunka ayaa la ciyaaray, xiisaha dhanka qaarada Afrika ayaana mid sare. Xulka qaranka Talyaaniga ayaa halis ugu jira in ay seegaan koobka adduunka hadii aysan ka guulaysan kooxda Iswedhen, waana ciyaar ka dhici doonta garoonka San Siro.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com