Koob loogu Magac Daray Madaxweynihii ugu Horeeyay Puntland oo Garowe ka Socda

Khamiis, Oktoobar 22, 2015 (Daljir) —Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland gaar ahaan garoonka kubadda cagta ee Mire-awaare Jaamac ayaa waxaa kasocda tartan kubadda cagta ah oo loogu magacdaray Alle Ha U Naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahaana madaxweynihii ugu horeeyey ee Puntland Cabdullaahi Yuusuf Axmed

\\\"\\\"

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0