Kolaha Wasiiradda Hiirshabeele oo kulan xasaasi ah yeeshay

Kolaha Wasiiradda Hiirshabeele oo kulan xasaasi ah yeeshay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo Shir Guddoominayay Shirka golaha Wasiirada ee Maanta ayaa looga hadlay arrimaha kordhinta daqliga dowladda iyadoo Warbixino laga dhageystay qaar ka mid ah Wasaaradaha Hirshabelle.

Wasaaradaha Howlaha Guud, Maaliyada, iyo Waxbarashada ayaa kulanka warbixin looga dhageystay, iyadoo goluhu isku raacay in la xoojiyo dadaalada lagu kordhinayo daqliga Hirshabelle islamarkaana wada shaqeyn dhow ay yeeshaan Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Gudaha.

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ku amaanay Xubnaha Golaha Sida mar walbo heeganka ay ugu jiraan u qidmeynta Bulshada Hirshabelle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com