Site icon Radio Daljir

Kismaayo: Madaxweyne Axmed Madoobe oo Dalka ku soo Laabtay (dhegayso)

Madaxweyn Axmed Madoobe ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kana soo degay magaalo madaxda Kismaayo kaddib ka qaybgalkii shirkii London ee arrimaha Soomaaliya.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa saxaafada uga warbixiyey qodobadii ugu muhiimsana ee shirka London.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5921d00d0b010048a59ca258/Madaxweynaha+Jubbaland+oo+Kismaayo+dib+ugu+laabtay+21+May+20172.mp3?_=1
Exit mobile version