Khudbadihii laga jeediyey xuska sannad-guurada 1-aad ee hoggaanka M/weyne Faroole.

Garowe, Jan 08 – Waxaa caawa lagu qabtay madaxtooyada Puntland ee Garowe xaflad lagu xusay sannad-guurada 1-aad ee doorashada M/weynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole.

Xaflada ayaa lagu soo bandhigay mahadhooyinkii Puntland, waxqabadka dawlada, iyo dhacdooyinkii ka dhacay gobollada Puntland 12-kii bilood ee la soo dhaafay.

Waxaa munaasabada khudbado ka jeediyey madaxda 3-da gole ee dawlada, Issimo, indheergarad iyo mas’uuliyiin ka tirsan bulshada rayadka ah.

Khudbadii M/weyne C/raxmaan M. Faroole, Jan 08, 2010 …

Khudbadii Afhayeenka baarlamaanka Puntland Md. C/rashiid M. Xirsi, Jan 08, 2010 …

Khudbadii Garaad Abshir Saalax, Jan 08, 2010 …

Khudbadii Islam Ciise Islam Maxamed, Jan 08, 2010 …

Khudbadii Garaad C/llahi Cali Ciid, Jan 08, 2010 …

Khudbadii Suldaan Siciid M. Garaase, Jan 08, 2010 …

Abwaan C/llahi M. Jibriil, Jan 08, 2010 …

Abwaan Caasha Cabdi Ducaale, Jan 08, 2010 …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com