Site icon Radio Daljir

Khudbada Madaxweyne Gaas ee Furitaanka Garoonka diyaaradaha Garowe (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali gaas ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyaay furitaanka garoonka diyaaradaha ee Garowe isago ka hadlay mashruucyada iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Hoos kadhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a53695e030100ba1c85c41a/Khudbada+gaas+.mp3?_=1
Exit mobile version