Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Khilaafka Madaxdii hore ee Soomaaliya iyo madaxweyne Farmaajo (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku soo qaadanaynaa khilaafka madaxda Xisbiyada iyo dowladda.

Maxay ahaayeen wadahadaladii dhexmaray madaxdii hore ee Soomaaliya iyo Madaxweyne Farmaajo? Ma ku heshiin karaan qaabka ay doorasho uga dhici karto dalka sannadka 2021 iyo waliba hannaanka dowladnimo ee shacabku u heelanyahay?

Waa mowduuca barnaamijka MAANHADAL ee maanta uu daaranyahay, waxaana istuudiyaha Daljir ee Garoowe ka soo jeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil.

Dhegayso

Maanhadal, Khadar Cawl Ismaaciil. Daljir Garowe, 22 – 11 – 2019.sax by Radio Daljir

Back to Home page