Khilaafkii Khaliijka Carabta oo Waji Kale Yeeshay iyo Xiisad Cusub oo Soo Korortay (daawo)

Khilaafkii Khaliijka Carabta oo Waji Kale Yeeshay iyo Xiisad Cusub oo Soo Korortay (daawo)

Mareykanka ayaa haatan ka fakaraya in uusan hubka ka iibin dalalka Carabta illaa inta ay ka heshiinayaan, halka Iiraan ay Yurub ka dalbatay iney dhexdhexaadiye ka noqdaan xaaladda Khaliijka.

Idaacad ku taal dalka Baxreyn ayaa dhanka kale warisay in Saldhiga Turkey ee dalka Qatar uu waqtigiisu dhamaaday isla markaana la xiri doono, TV-ga ALjazeera ayaa dhanka kale warqad uu soo saaray ku dalbaday inaan la caburin saxaafada.

DAAWO

https://youtu.be/BfmRZLPrY2I

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com