Site icon Radio Daljir

Khilaaf u dhaxeyaay Ganacsatada Puntland & Hay’adda Tayodhowrka Puntland oo la Xaliyay (dhegayso/Sawiro)

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadda Puntland ayaa maanta sheegtay in la xaliyaay Khilaaf u dhaxeyaay Ganacsatadda Puntland ee Bagaashka kala so dagga Dekadda Boosaaso iyo Hay’adda Tayodhowrka Puntland,iyado khilaafkas uu sababay in 7 malmood Dekadda Boosaso shaqooyinkeedi Caadiga ahaa istaagan.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland Cabdweli Xirsi Indhaguran iyo qaar kamid ah Ganacstadda Puntland oo Shir’aad ku qabtay Boosaaso ayaa sheegay in lasoo afjaray khilaafkas.

Wariye Xasan heykal ayaa Boosaaso kaso diray Warbixintan
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5af2f65a010100ce9810bb4f/Warbixinta+xalinta+khilaafka+ganacsatada+iyo+hay%2Cada+taya+dhowrka++.mp3?_=1

Exit mobile version