Khasaaraha Nafeed ee dabki Garoowe oo kordhay (dhegayso)

Khasaaraha Nafeed ee dabki  Garoowe oo kordhay (dhegayso)

Duqa Caasimadda Puntland ee Garoowe oo maanta warbaahinta kula hadlayaay Garowe ayaa faah faahin dheeri ah kabixiyaay dab khasaare hantiyadeed iyo mid nafeed geeystay oo shalay ka kacay kaalin shidaal oo kutaal Garoowe.

Xasan Maxamed Khaliif Goodir duqa Garoowe ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay dabka ay garayaan 4 qof oo kala ah gabar dhalinyara ah 1 wil oo yar iyo 2 nin oo ganacasato ahaa.

dhaawacyada dabka ayuu sheegay in loo qaaday magaaladda Muqdisho ee Caasimada Somaaliya si lagu dabiibo dhaawacyadaas oo haa kuwo darran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com