Site icon Radio Daljir

Khasaaraha Kadhashay Qarixii Zoobe oo sii Kordhaya (dhegayso)

Waxaa sii kordhaya Khasaaraha qaraxii magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ,iyadoo ilaa 40 dhaawacyo ah oo halis ahaa loo qaaday Dalka turkiga .

Warbixin soo koobaysa Khaasarihii ka dhashay qaraxaasi iyo dawladdaha ka hadlay ,Axmed Sheekeeye ayaa soo jeedinaya .

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59e49adb040100d925cd4e77/Warbixinta+Khasaaraha+dhimashada+weerrarkii+Muqdisho+oo+sii+kordhay++by+Sheekeeye.mp3?_=1
Exit mobile version