Site icon Radio Daljir

Kariim Benzema iyo Real Madrid fkf Arsenal (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Kooxda Arsenal ayaa diiday in ay wax ka badan £40million ka bixiso ciyaartoyga cuslaaday ee kooxda Real Madrid, Kariim Benzema, taas oo dhalisay in madaxa Real Madrid uu ku tilmaamo soojeedinta Arsenal wax lagu qoslo, mudanna in laga xishoodo.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a18d6270101002cd4c1bce2/Ugooni+ah+webka+radio+daljir_25_NOV_2017.mp3?_=1

           

Exit mobile version