Kaluunka oo dhalinyaro baddan ka shaqaystaan soo saaaristiisa (dhegayso)

Fa’iidada Wax soo saarka kaluunka iyo shaqo abuurka ay kaheleen dhaliyarada baddan oo Boosaaso ku sugan ayaa noqotay mid inta baddan dhalinyaro badan soo galaan sidii kaluunka uga soo saari lahayeen xeebaha Puntland.

Raaqiyo ruun Maxamuud ayaa Boosaaso kaso jeedinaysa


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com