Site icon Radio Daljir

Kaluun yari kajirta Xiligan Xeebaha Puntland Maxay tahay Sababta ? (dhegayso)

Kaluumaystada ka jilaabayta xeebaha Puntland gaar ahaan gobalka Bari ayaa cabanaya Kaluun yari xoogan oo hadda kajirta xeebaha Puntland,iyado kaluumaystada ay shegeen in xaalufka lagu hayo Xeebaha somaaliya ay kadambeysay in kaluun yari ay dhacdo.

Warbixintan waxaa Boosaso kaso diray Xasan heykal

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a44e52c03010080877ea416/Warbixinta+kaluumaysatada+haykal+Bosaaso+saxsax+.MP3?_=1
Exit mobile version