Kaluumaysatada gobolka Garda Fuu oo ka walaacsan Duufaanta ku soo wajahan xeebaha Puntland ( dhegayso )

Kaluumaysatada  gobolka Garda Fuu oo ka walaacsan Duufaanta ku soo wajahan xeebaha Puntland ( dhegayso )

Gudoomiyaha gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab oo maanta Waraysi gaar ah siiyay  manta radio Daljir, ayaa sheegay in kaluumaystada gobolka Gardafuu ay hakiyeen shaqadii kaluumaysiga maadaama laga cabsi qabo in dabaylaha ku soo wajahan gobolka ay saameyn ku yeeshaan shaqadii kaluumyasiga .

Hay,ada maaraynta masiibooyinka Puntland ayaa dhawaan uga digtay kaluumysatada Puntland in ay ka fogaadaan  goobaha ay dabayshu ku soo wajahantahay kana aruursadaan qalabkooda.

Halkan ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com