Kalfadhigii 6aad ee Golaha Wasiirada Dowlad Deegaanka (DDS) oo maanta furmay

Kalfadhigii 6aad ee Golaha Wasiirada Dowlad Deegaanka (DDS) oo maanta furmay

Kalafogaanshaha Coronavirus oo ka hirgalay shirka Golaha Wasiirada DDS

Kalfadhigii 6aad ee Golaha Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa maanta ka furmay hoolka shirarka ee KALI. Kalfadhiga waxaa shirguddoomiyey Kusimaha Madaxweynaha DDS Md. Mustafe Muxumed Cumar.

Ajandaha la soo bandhigay ee kalfadhiga waxa uu ahaa sidan:

  1. Kahortagga iyo u diyaargarowga cudurka COVID-19 ee loo yaqaan Coronavirus
  2. Ansixinta qaabdhismeedka xafiiska Madaxwaynaha
  3. Dhaadhicinta shaqada heer deegaan (DDS)
  4. kor-u-qaadida raasamaalka Somali Microfinance iyo korodh dhan 100 milyan oo Birr
  5. Warbixinta mashaariicda gaarka ah ee Xafiiska Hormarinta Jidadka ee Ciidanka Gaarka ah (Liyuu Police Construction Enterprise)
  6. Ansixinta golaha curinta iyo technologiyada iyo in loo sameeyo miisaaniyad xafiiska u gaar ah
  7. Ballanqaad hawlaha barakacayaasha (IDPS) iyo 100 milyon oo Birr
  8. Wax-ka-baddalka iyo naqshadaha qiimaynta mashruuca Isbitaalka DHAGAXBUUR

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com