Kalfadhigii 1aad ee Aqalka Sare ee Federaalka oo Maanta Xirmay

Kalfadhigii 1aad ee Aqalka Sare ee Federaalka oo Maanta Xirmay

Fadhigii koowaad ee xildhibaannada baarlamaanka Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta oo gabagaboobay kadib markii muddo fadhigoodaasi u socday, arrimo badanna ay uga hadleen.

Guddoomiyaha golaha baarlamaan ee aqalka sare Cabdixaashi Cabdillaahi ayaa xiritaanka fadhigaas ka sheegay goluhu intii fadhigoodaan socday ay yeesheen 28 kulan, laguna gorfeeyey arrimo badan.

Cabdixaashi Cabdillaahi oo markii kalfadhigaas koowaad ee aqalka xirmay warbaahinta la hadlay ayaa yiri.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • MAXAA KA JIRA WARKAN ?
    CADDAALADU WAA IN LA SIMAA XUQUUQDA XILDHIBAANADA QARANKA.
    XILDHIBAANO QARAN-XASAANAD LEH OO DAWARSI KU DHOW
    Xildhibaano Qaran-Xasaanad leh oo ah xildhibaanadii hore xilligii Sheekh Shariif oo KMG Ka saareen Dowladdan hadda jirta,Baddana Difaaceen, Baahi & Dagaalna ku dhex Shaqeeyeen Naftooda hureen ilaa haddana weli target ah meelna aadi Karin,Amnigooda sugneyn,Hotelada laga eryey ayaa hadda qaarkood waxay ku dhow yihiin iney DAWARSADAAN ka dib markii Dowladdii jirtay & Baarlamaankeeda xilligii (Xasan Shiikh) Dayaceen noloshooda…Halkeey iyagu isku qoreen Mushaharo ay ku noolaadaan inteey nool yihiin shaqada ay hadda haayaan ka dib…. ILLAAH Cabsidiisa maa ka tegteen Dowladda hadda Madaxweyne Farmaajina iney wax saxaan ayaan ka rajeeyneenaa inshaa allaah.
    CADDAALADU WAA IN LA SIMAA XUQUUQDA XILDHIBAANADA QARANKA, Waa Xishoonayaanee fadlan degdeg wax ha loogu qabto.
    MAHADSANIDIIN.

  • waan soodhowaynayaa kal fadhigii 1-aad oo u sooxirmay aqalka sare

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com