Fadhigii koowaad ee xildhibaannada baarlamaanka Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta oo gabagaboobay kadib markii muddo fadhigoodaasi u socday, arrimo badanna ay uga hadleen.
Guddoomiyaha golaha baarlamaan ee aqalka sare Cabdixaashi Cabdillaahi ayaa xiritaanka fadhigaas ka sheegay goluhu intii fadhigoodaan socday ay yeesheen 28 kulan, laguna gorfeeyey arrimo badan.
Cabdixaashi Cabdillaahi oo markii kalfadhigaas koowaad ee aqalka xirmay warbaahinta la hadlay ayaa yiri.
U Jawaab Mohamud Qud Mahamed Qudosmaan Buri halceliska