Kahortagga khataraha ku xeeran ardeyda xilliyada iskoolada (Taxanaha 7aad | dhegayso)

Kahortagga khataraha ku xeeran ardeyda xilliyada iskoolada (Taxanaha 7aad | dhegayso)

MAWDUUCA MAANTA: Kahortagga khataraha kaladuwan ee ka dhalan kara iskoolada iyo sidii ardeyda looga badbaadin lahaa khatarahaas iyo doorka masuuliyadeed ee maamulka iskoolka, macalimiinta, waalidka iyo waliba ardeyda.

Martida barnaamijka waxaa kamid ah: Kormeerka Wasaaradda Waxbarashada ee gobolka Nugaal Mudane Cabdidaahir Xirsi Cali (Ciiro),  Xubin kamid ah Guddiga Waalidiinta, Madaxda Iskoolada, iyo 2 ardey oo kamid ah hoggaanka ardeyda

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com