HomeUncategorized

Kabtanka xulka Puntland oo ka hadlay dacaayad been abuur ah oo laga qoray.

Kabtanka kooxda Puntland Cabdisalaan Jaamac Faarax oo galabta lahadlayey Idaacadda Daljir ayaa kahadlay ciyaarta finalka iyo arrimo la xiriira dacwado laga gudbiyey.

Shir looga hadlayay horumarinta degmooyin katirsan Puntland oo lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti.
Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir 11 – Oct – 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso
M/weyne Faroole iyo wafti oo hoggaaminayo oo maanta u safray dalka dibaddiisa.

Kabtanka kooxda Puntland Cabdisalaan Jaamac Faarax oo galabta lahadlayey Idaacadda Daljir ayaa kahadlay ciyaarta finalka iyo arrimo la xiriira dacwado laga gudbiyey.

Dhiidhiinyo ayaa ugu horeyn guul ka saadaaliyey ciyaarta ay beri la ciyaarayaan xulka Jubbaland ee finalka tartanka kubadda cagta maamul goboleedyada dalka Soomaaliya.

Kabtanka xulka Puntland oo kahadlay arrimo la xiriirey dacwado lasheegay in laga gudbiyey oo la xiriirey inuu saftay ciyaaro caalami ah ayaa sheegay in warkaasi yahay wax kama jiraan, ayna qoreen warbaahin diidan horumarka Puntland.

Ugu dambayntiina Kabtanka ayaa u sheegay shacabka Puntland in maalinimada berito ah uu ciyaari doono ciyaarta kama dambaysta ah ee ay kahor imaanayaan Jubbaland.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: