Arbaco, Luuliyo 08, 2015 (Daljir) — Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa heegankii ugu dambeeyey geliyey boqolaal kamid ciidamadooda Milatariga ee kusugan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo si ay ururka Alshbaab uga saaraan deegaamada uu ka arrimiyo ee katirsan maamulkaasi.
Saraakiisha ciidamada maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay galeen heegankii ugu dmabeeyey ayna dhowaan weerari doonaan inta badan gobolka Gedo oo ay gacanta kuhayaan maleeyshiyaadka Alshabaab oo horay looga saaray deegaamo dhowr ah.
Dhigaal Cusub
« Dowladda Qadar oo iska Fogaysay Eedaymo loo soo Jeediyay
« Dowladda Qadar oo iska Fogaysay Eedaymo loo soo Jeediyay
Dhigaal Duug ah
Saraakiil ka tirsan AMISOM oo booqday Jaziiradda Kudha »
Saraakiil ka tirsan AMISOM oo booqday Jaziiradda Kudha »