Jubbaland oo Qorshaynaysa weerar ka dhan ah Al-shabaabta Gedo

Arbaco, Luuliyo 08, 2015 (Daljir) — Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa heegankii ugu dambeeyey geliyey boqolaal kamid ciidamadooda Milatariga ee kusugan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo si ay ururka Alshbaab uga saaraan deegaamada uu ka arrimiyo ee katirsan maamulkaasi.

Saraakiisha ciidamada maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay galeen heegankii ugu dmabeeyey ayna dhowaan weerari doonaan inta badan gobolka Gedo oo ay gacanta kuhayaan maleeyshiyaadka Alshabaab oo horay looga saaray deegaamo dhowr ah.

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com