Jubbaland oo Baaraysa Duqaymo kadhacay Gobalka Gedo

Jubbaland oo Baaraysa Duqaymo kadhacay Gobalka Gedo

iyadoo dhawaan lagu duqeyeey gobalka Gedo dad shacab ah ayaa waxaa arinta ka hadashay dowlad gobaleedka jubbaland ,iyado fah faahin kabixisay sheegtayna inay baaritaan wado.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo warbaahinta kula hadlayeey kismaayo ayaa sheegay in jubbaland baarayso duqayn ay diyaaradaha kenya ka geeysten gobalka Gedo oo dad shacab ah ku waxyeelooben.

Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyaa in ay marwalka duqeeyaan deegaano Miiyi ah oo ku yaalla Gobolada Gedo iyo Jubbooyinka waxaana hadalkan ka soo baxay Jubbaland uu imaanaya xili ay cabasho farabadan ka timid Shacabka ku nool Gobolka Gedo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com