Jubaland: “Shuruud la’aan ayaan uga qeyb galaynaa Shirka uu ku baaqay Rooble”

Jubaland: “Shuruud la’aan ayaan uga qeyb galaynaa Shirka uu ku baaqay Rooble”

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday inay ka qeyb gali doonaan shirka uu iclaamiyay rai’sul wasaaraha dowladda Fedaraalka ee soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo uu 20-ka bisha isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobolka Banadir.

Madaxwayna ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo BBCda la hadlay ayaa ku baaqay in la isu tanaasulo islamarkana danta shacabka Soomaaliyeed la eego isla markaana raii’sal wasaaraha looga baahan yahay inuu xal u helo arrimihii lagu muransanaa.

“Jubaland wey ka qaybgalaysaa shirka uu ra’iisal wasaare Rooble ku baaqay 20 ka bisha Ayuu yiri” Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com