Jubaland oo sharci daro ku tilmaantay xariga Wasiirkii amniga Jubaland (Akhriso)

Jubaland oo sharci daro ku tilmaantay xariga Wasiirkii amniga Jubaland (Akhriso)

Maamul goboleedka Jubaland ayaa maanra war qoraal ah oo ay soo saareen waxa ay uga hadleen xarigii loogaystay wasiirkii amniga ee Jubaland Cabdirashiid Janan.

War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Amniga Jubbaland ayaa lagu sheegay in xarigaas uu yahay mid aan raad ku laheyn sharciga, xuquuqda muwaadinka iyo xasaanada Mas’uuliyiinta.
Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com