Jose Mourinho, Tababaraha Man United: “Canshuurta Waa Bixiyey!” (dhegayso)

Jose Mourinho, Tababaraha Man United: “Canshuurta Waa Bixiyey!” (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, kooxaha ugu sareeya horyaalka ayaana tijaabooyin adag maraya asbuucaan saaka biloowday.

Tabaraha kooxda Manchester United ayaa tagay dalka Isbayn si wax looga waydiiyo canshuur bixin la’aan lagu eedeeyay intii uu hayay hoggaanka sare ee kooxda Real Madrid, intii u dhaxaysay 2011 ilaa 2012.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com