JIGJIGA: Madaxweyne Mustafe Cagjar oo xariga kajaray Dugsiga Sare ee magaalada Hartasheekha (daawo)

JIGJIGA: Madaxweyne Mustafe Cagjar oo xariga kajaray Dugsiga Sare ee magaalada Hartasheekha (daawo)

Madaxweynaha DDS Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta xariga ka jaray Dugsi Sare ee magaalada Hartasheekha ee degmada Qabribayax.

Dugsigan ayaa noqonaya kii u horeeyey oo laga furo magaalada Hartasheekha.

wariaha daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa soo jeedinaya warbixinta

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com