Jigjiga: Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee fasalka 8aad oo maanta loo fariistay (Warbixin) Xasan 3 years ago Ardayda dugsiyada hoose dhexe ayaa maanta u fariistay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee magaalada Jigjiga, kadib markii uu saameyn ku yeeshay cudurka Covid-19 waxbarashadii gobolka. wariyaha Daljir ee Jigjga, jamarti Yaxye ayaa soo jeedin