Site icon Radio Daljir

Jaziiradda Malta oo Raysal Wasaare cusub yeelatay

Robert Abela ayaa noqday Raysal Wasaaraha cusub ee Jaziiradda Malta, kadib markii Raysal Wasaaririhii hore uu is-casilay.

Joseph Muscat Raysal Wasaarihii hore ee Malta ayaa lagu helay dambi ah in uu ka dambeeyey dilka saxafi baare ah, dilkaasi oo dhacay sanadkii 2017.

Raysal Wasaaraha cusub ee Malta Robert Abela oo ah hogaamiyaha xisbiga shaqaalaha ayaa lagu wadaa in uu soo dhiso xukuumad cusub oo isbedel u horseedi karta Malta.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

Back to Home page