Jawaari iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Baydhabo gaaray

Jawaari iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Baydhabo gaaray

Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobalka baay waxaa gaaray gordhawyd Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh cismaan jawaari iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo.

Waxaa ku wehliya safarkiisa guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Ujeedka socdaalka wafdiga guddoomiye Jawaari ayaa ah sidii magaalada Baydhabo looga furi lahaa shirka Guddoonka Golaha SHacabka JFS iyo kuwa Dowlada Goboleedyada,shirkaasi oo inta uu socdo diiradda lagu saari doono wadashaqeynta baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada Dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com