Site icon Radio Daljir

Jarmalka oo 70 Million oo Euro Ugu Deeqay Soomaaliya (DHEGAYSO)

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Muqdisho kula  kulmay Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr Sigmar Gabriel oo maanta soo gaaray dalka,

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr SignarGabriel ,ayaa sheegay in dowladda Jarmalka ugu deeqday Soomaaliya lacag dhan 70-milyan oo Yuuro.

DHEGEYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59071cf40a01001bd5b5f64e/70M.mp3?_=1
Exit mobile version