Jariifka xeebaha Puntland iyo cabashada kaluumaystada (dhegayso)

Jariifka xeebaha Puntland iyo cabashada kaluumaystada (dhegayso)

Degmada Gumbax ee gobolka bari ayaa waxaa ku soo badanaya maraakiibta jarifka ah oo xaaluf ba’n ugaystay kaluunka iyo kheyraadka kale ee badda ceegaaga.

arintan waxa ay saamaysay kaluumaysatada degmada Gumbax.

Gudoomiyaha degmada Gumbax ee gobolka bari Ismaaciil Maxamed Bali oo maanta nagu soo booqday istuudiyada idaacada Daljie ee xarunteeda Bosaaso ayaa nooga warbixiyay dhibaatada uu jariifku ku hayo degmada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com